About the author

*admin

25 Comments

  • oo dadakaan ma qayilayaan ar somali goorma eey iska deyneysay marqanimadan
    wadan walbo weey ku qayilayan

  • I wonder why these people are wasting their time just doing this. Mirqaan
    is nothing.. allaah yahdiik

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw, listen to the
    kaban. it ROCKS!

  • cali kaban wuu keenay ragii kabanka u garaaci jiray kuluc markuu heestaan
    qaadayo sida GOOBE, DAAUUD IYO BOQORKA KABANKA XUDAYDI. laakiin codkii
    kuluc fanaanku ma keenin taasna waxaa u abdaa waxaan oarankaraa waa
    taqsiinta afka uuga jirta

  • heesta oo sax ah waa tanaa waxaad jeceshay lamaheloo naftaydaay… wax ku
    jecellna diidee.. ma ogtahay janada udug nimaan jidib u soo marin sahal
    lama dhex joojee.. hadaad jamato geed adaag oo hayn wax kuu jara jabin
    mayso gacantuyee… haku daallin jeeddaal indho sooma jeedaan qalbi kaa
    janjeedhee..

  • bismilaah, bal muxuu heysaa Jaad ayuuba canka kuhayaa , fanaan maba u
    qalantid adiga !!!!

  • Beautiful music and culture. I wish we had a Somali community in Detroit.
    We do have a large Yemeni, Lebanese, Bangladeshi and Iraqi community in
    Detroit, Dearborn and Hamtramak Michigan USA.

  • heesta waad ku ciyaartay ereyadeeda ereyada aan kuu saxee waaa sidan wll

    page ka hore heestu waa sidan

    waxaad jeceshahay lama helo naftaydaay.wax ku jecelna diidee ma ogtahay
    janadaa ugub nimaan jirib u soo marin sahal lama dhex joojee hadaad
    jamato geed adag oonad hayn wax kuu jara jabin mayso gacantuye haku daalin
    jeedaaal indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeeraa

    pageka danbe

    lugtii jeeeni dhaaftaa naftaydaay wey jabtaaye ma ogtahay wabi soo
    jabsaday iyo badda jawle ma ogtahay cagalama dhexjoojee hadaad jamato
    cadawgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidee haku daalin jeedaal
    indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeeraa 

  • Wa hees ad u macaan o ay tahay waqti xadirkan miro la mid ah in la sameeyo
    ay adag tahay.waa ex heestii uu kuluu qayn jiray maxamed axmed kuluc allaha
    u naxariistee hadana ninka odayga ah o ku luuqeeynaya ma sha allah waa uu
    cod macaan yahay…cali kaban ad buu isagana ugu garaacay dhalinyarada
    mesha jogto iyo aniga o mar walbo YouTube ka ka dawado heestan waan u
    riyaaqnay mahadsanidiin meeshiina ka sii wada.